Iftiin Education Signed agreement with Simad University

iftiin-simad

SIMAD University ayaa heshiis la saxiixatay Iftin Education and Development (‪#‎IFED‬). Heshiiska ayaa dhigaya in ay jaamacadda SIMAD bixiso tababar macallinimo oo socanaya muddo 5 sano ah kaa oo lagu tababarayo 80 macalimiin ah oo ka tirsan IFED. Sidoo kale jaamacadda ayaa ka furaysa xarun waxbaraho degmada ‪#‎Cadaado‬ halkaas oo uu tababarku ka dhacayo.

‪#‎SIMADUNIVERSITY‬ has signed a memorandum of agreement (MoA) with Iftin Education and Development (IFED). The agreement stipulates SIMAD UNIVERSITY to provide teachers training program that will last in 5 years duration. During this period, SIMAD will train 80 teachers. In addition, the university will also open a centre in ‪#‎Adado‬ to host the training program.