     |
Ciid Wanaagsan 27/11/2009
Waxaan halkaan ugudbinaynaa Ciid wanaagsan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaan dhammaan xibnaha Iftiin ee ku kala nool qaaradaha kala duwan ee aduunka.
Sidoo kale waxay Iftiin munaasabadaan uga faa'iidaysanaysaa in ay tahniyad u dirto macalimiinta iyo ardada iskuulada Iftiin waxaana u rajaynaynaa guul aduun iyo mid aakhiro.
ugu danbayntii waxaan nafteena iyo walaalaheena xasuusinaynaa waajibaadka naga saaran ama xaqa ay nagu leeyihiin walaalaheena tabarta yar ee u baahan kaalmaheena.
Allah hanaga dhigo kuwii ducadooda la aqbalo, wadada toosana lagu hanuuniyo.. Aaaaaaaaaamiin, AAAAAmiin. Ciid wacan oo wanaagsan
Bahda Iftiin
info@iftiin.net |
| Articles |
|
|
|

|
|
Xaflad lagu qabtay London oo ay Iftiin soo diyaarisay. waxay ahayd xaflad lacag loogu aruuri nayay hormarinta waxa barashada ee Degmada cadaado iyo tuulooyinka ka tirsan (akhri) | |